BREAKING NEWS

Turkiga iyo Ruushka Oo gaaray Heshiis Taariikhi ah oo ka dhan ah Kurdiyiinta.{Akhriso}

Warabahinta WidhwidhOnline

Dowladaha Turkiga iyo Ruushka ayaa heshiis lagu tilmaamay mid taariikhi ah gaaray, xili laga cabsi qabay in howlgalka milatariga Turkiga ka wadaan Waqooyiga Siiriya sababo in ay isku dhacaan labada ciidan.

Heshiiska labada wadan gaareen ayaa dhigaya in hal meel uga soo wada jeestaan kooxda Kurdiyiinta ee hada dagaalka kula jira milatariga Turkiga, waxaana labada dal ku heshiiyeen in Kurdiyiinta laga nadiifiyo xadka Turkiga la wadaago Siiriya.

Dowladaha Ruushka iyo Turkiga ayaa sidoo kale ku heshiiyay in ay si wadajir ah u sameeyaan howlgal amniga lagu sugayo sidoo kale magaalooyinka ay joogaan looga nadiifinayo kooxda Kurdiyiinta.

Ciidamada Turkig ayaa dagaal kula wareegay dhul gaaraya 120km oo u dhaxeysa magalooyiinka Ras al-Ceyn iyo Tal Abyad, waxa ayna Turkiga doonayaan dhulka laga saaro Kurdiyiinta in laga dhigo aag amaan ah oo la dejiyo qaxootiga Siiriya.

Dagaalyahanada Kurdiyiinta ayaan wali ka hadlin heshiiska ay gaareen dowladaha Turkiga iyo Ruushka, waxaana kooxdan hada u muuqataa mid xaalka uu kusii xumaanayo iyadoona laga saaray goobo muhiim ah ay horey u heesteen.

Warbaahinta WidhwidhOnline Kala Xidhiidh www Widhwidhonline redio.com

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Turkiga iyo Ruushka Oo gaaray Heshiis Taariikhi ah oo ka dhan ah Kurdiyiinta.{Akhriso}”

    1. Ver Prestamos Personales Como Hacer Credito https://prestamosonline.space/troy-mo/ Cual Es El Mejor Banco Para Prestamos Personales Financiamiento A Corto Plazo

    2. vurtil opmer says:

      I would like to thnkx for the efforts you’ve put in writing this blog. I’m hoping the same high-grade web site post from you in the upcoming as well. Actually your creative writing abilities has encouraged me to get my own site now. Really the blogging is spreading its wings quickly. Your write up is a great example of it.

    3. I and my friends came analyzing the excellent recommendations found on your site then all of the sudden I got a terrible feeling I had not thanked the website owner for those strategies. These women came very interested to see all of them and have now sincerely been enjoying them. Many thanks for truly being simply considerate and for having this kind of decent subject matter most people are really needing to learn about. Our own honest apologies for not expressing appreciation to you sooner.

    Comments are closed.

    scroll to top