BREAKING NEWS

Dagaal ka dhacay laascaanood

Ciidamada Jabhada Deegaanka Khaatumo ayaa Caawa Weerar qorshaysan ka fuliyay mid kamid ah Saldhigyadda maamulka Somaliland ee magaalada Laascaanood.

Ciidamada Khaatumo, ayaa Gudaha U galay Laascaanood iyagoo weerar qorshaysan Ku qaaday Saldhiga KoonfurtaSool ee Ku yaalla Xaafada Daami.

Saldhiga ay ciidanka khaatumo Ku Qaaden Weerarka ayaa jugta iyo dhawaaqa Hubka Culus oo iskugu jiray Bambooyin iyo Badh-daloolo waxaa aad looga maqlay Guud ahaan Magaalada laascaanood

Olol iyo Xiiq ayaa mar qudha is qabsaday waxaana guud ahaan gubtay oo shuf beelay Saldhiga Ciidamada Khaatumo Weerarka ku qaaden oo ay xiligaasi ku sugnaayen maleeshiyaad Kamid ah maamulka Somaliland.

Khasaare xoogan ayaa ka soo gaadhay weerarkaasi maleeshiyaadkii ku sugna saldhigaasi waxaana inta naloo xaqiijiyay dhaawac culus soo gaadhay ilaa todobo kamid ah maleeshiyaadka Maamulka Somaliland.

Ciidamada khaatumo ayaa si nabad galyo ah uga laabtay goobtasi kadib markii ay fuliyen hawlgalkaasi qorshaysan

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    78 Replies to “Dagaal ka dhacay laascaanood”

    1. What’s Taking place i’m new to this, I stumbled upon this I’ve discovered It positively useful and it has aided me out loads. I’m hoping to give a contribution & help different users like its aided me. Great job.

    2. sbobet says:

      Wonderful article! That is the kind of info that are meant to be shared across the net.
      Shame on Google for not positioning this submit upper!
      Come on over and seek advice from my site . Thanks =)

    3. pelisplus says:

      Miles de Películas y series Online en calidad HD, Castellano y Subtitulado sin cortes.
      Pelisplus.

    4. Wow! This blog looks just like my old one! It’s on a totally different topic but it has pretty much the same page layout and design. Outstanding choice of colors!

    5. Wohh exactly what I was searching for, regards for posting.

    Comments are closed.

    scroll to top