BREAKING NEWS

Tirada dadka u dhashay dalka Kenya oo la shaaciyay iyo Soomaalida oo gaareysa…

Dalka Kenya ayaa laga sameeyay tirakoob good oo lagu ogaanayay tirada dadka u dhashay dalkaasi, waxaana natiijada tirakoobkaasi muujisay in haweenka Kenyanka ah ay ka badan yihiin raga .

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay tirada dadka dalka Kenya ay tahay 47, 564,296 Milyan oo qof, waxaan tiradaasi 24, 1014,716 kamid ah ay yihiin Dumar halka 23, 548, 056, 24 ay yihiin rag.

Waxaa sidoo kale tirakoobka dadka Soomaaliyeed ee dhalashada dalkaasi heesta lagu sheegay in ay gaarayaan 2.5Milyan oo qof, waxaana tiradaan la shaaciyay aanan ku qanacsaneyn dadka Soomaaliyeed.

Magaalooyinka Soomaalida degan tahay ee tirakoobka lagu sameeyay dadkooda ayaa waxaa kamid ah magaalada Mandera oo kunool yihiin 867, 457 qof, Garissa waxaa kunool 841,353 qof halka Wajeer ay kunool yihiin dad gaaraya 781,263 qof.

Tirada dadka Kenyan ah ayaa la sheegay in ay korortay marka loo eego tirakoobkii ugu dambeeyay ee dalkaasi laga sameeyay, waxaana tirada dadka Kenyan ah hada kusoo korortay 9-milyan oo qof.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    4 Replies to “Tirada dadka u dhashay dalka Kenya oo la shaaciyay iyo Soomaalida oo gaareysa…”

    1. F*ckin’ awesome issues here. I am very satisfied to peer your article. Thank you so much and i’m having a look forward to touch you. Will you please drop me a e-mail?

    2. Wonderful site. Lots of helpful info here. I’m sending it to some buddies ans also sharing in delicious. And obviously, thanks in your sweat!

    3. vurtilopmer says:

      Great blog here! Additionally your website so much up fast! What host are you the usage of? Can I am getting your associate hyperlink in your host? I want my site loaded up as quickly as yours lol

    4. vurtil opmer says:

      It is really a great and useful piece of info. I’m glad that you shared this helpful information with us. Please keep us up to date like this. Thanks for sharing.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top