BREAKING NEWS

Wiil uu Dhalay Gudoomiyihii Geeriyooday ee gobolka Banaadir oo xil loo magacaabay (Akhriso)

Wiil u dhalay Gudoomiyihii geeriyooday ee gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa loo magacaabay in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey .

Wareegto kasoo baxday Wasiirka arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa loogu magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee New Yourk

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Wiil uu Dhalay Gudoomiyihii Geeriyooday ee gobolka Banaadir oo xil loo magacaabay (Akhriso)”

    1. I have not checked in here for a while since I thought it was getting boring, but the last several posts are great quality so I guess I’ll add you back to my everyday bloglist. You deserve it my friend 🙂

    2. vurtil opmer says:

      Normally I do not read article on blogs, but I would like to say that this write-up very forced me to check out and do so! Your writing taste has been surprised me. Thanks, very nice article.

    3. vurtilopmer says:

      I truly enjoy examining on this website, it has wonderful articles. “The living is a species of the dead and not a very attractive one.” by Friedrich Wilhelm Nietzsche.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top