BREAKING NEWS

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay socdaalkii Kismaayo ay ku tageen wafdigii Kenyatiga ah

Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo BBC-da la hadlay ayaa beeniyay in Dowlada Soomaaliya ay ogeyd in wafdigii Kenya ee ka qeyb-galay caleemo-saarkii Axmed Madoobe ee Kismaayo.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya oo la hadlay BBC Somali ayaa sheegay in wafdigii tagay Kismaayo ay halkaas ku tageen “ogolaanshaha dowladda Soomaaliya.

Balse wasiir Maareeye ayaa yiri: “Warka uu sheegay agaasimaha guud meelo badan ayuu taabanayaa, laakiin qodobka ah diyaarad iyo madaxda Kenya ka tirsan kuma xadgudbin Soomaaliya waa war aan waxba ka jirin”.

“Waa la ogyahay in dowladda Soomaaliya ay warqad soo saartay oo ay tiri diyaarad kasta oo Kenya ka imaaneysa ceddii doonta ha saarnaatee, waa in ay soo martaa Muqdisho, taas ayay wafdiga iyo diyaaradda tagtay Kismaayo ay jebiyeen,” ayuu yiri wasiirka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    4 Replies to “Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay socdaalkii Kismaayo ay ku tageen wafdigii Kenyatiga ah”

    1. I used to be more than happy to seek out this net-site.I needed to thanks on your time for this wonderful read!! I positively having fun with each little little bit of it and I’ve you bookmarked to check out new stuff you weblog post.

    2. vurtil opmer says:

      This actually answered my downside, thank you!

    3. vurtil opmer says:

      Hello! I know this is somewhat off topic but I was wondering if you knew where I could find a captcha plugin for my comment form? I’m using the same blog platform as yours and I’m having difficulty finding one? Thanks a lot!

    4. vurtilopmer says:

      Perfect work you have done, this site is really cool with fantastic information.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top