BREAKING NEWS

Dr Gaboose Oo Eedo Culus Ujeediyay {Video}

Dr Maxamed Cabdi Gabboose, oo maanta warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu waddanka ku xukumayo siyaasadeed kooxaysan oo ku qotonka qaybi oo xukun.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Gabboose, ayaa sheegay in koox yar ku qadhaabtaan magaca Jeegaanta iyaga oo aan metelayn beelaha ay ka soo jeedaan balse iyagu shaqaysta.

Gabboose, ayaa ugu danbayn talooyin u soo jeediyay madaxweyne Biixi.

Inaad meesha ka saarto nidaamka kooxeysan ee loo aanay-nayo
kala irdhaynta bulshada umaddana aad dhex u noqotid.
Inaad garawshiiyo iyo xaal ka bixisid deelqaafkii umadda ku dhaqan Sanaag-bari kasoo gaaray Janaka Ciidamada Qaranka.
In aad mudnaan gaar ah siiso tabashadda goboladda, Awdal, Selel
Sool iyo Sanaag-bari kuwaas oo la’aantood aanay jiri karin Somaliland.
In aad aan adiga iyo bulshadda laydin kala waramin, ee aad albaabada u furto.
In aad hoos u eegtid cabashooyinka beelaha iyo raadadka ay reebtay doorashadii.
In aad ka waantowdid xadhiga wariyayaasha iyo cid walba oo fekerkeeda saliimka ah cabirta xoriyadoodina usoo celisid muwaadiniinta u xidhan aragtidooda.
In shirka laga iclaamiyay Burco looga faa’iidaysto turxaan bixinta beelaha.
In aad si dhaqso ah isugu yeedho waxgaradka iyo waayo-araga umadda, kalana tashato xaalada dalku marayo iyo sidii looga bixi lahaa

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    19 Replies to “Dr Gaboose Oo Eedo Culus Ujeediyay {Video}”

    1. It’s going to be ending of mine day, however before finish I am reading
      this wonderful post to improve my experience.

    2. i99bet says:

      Nice post. I learn something new and challenging on websites I stumbleupon on a daily basis. It will always be exciting to read content from other writers and use something from other sites.

    3. Pretty great post. I just stumbled upon your weblog and wanted to say that
      I’ve truly enjoyed browsing your blog posts. After all I’ll
      be subscribing to your feed and I hope you write once more soon!

    Comments are closed.

    scroll to top