BREAKING NEWS

Amar La Duldhigay Dadka isku Aroosta Boosaaso{Video}

Duqa Degmada Boosaaso, Ayaa maanta shaaciyay in Shardi ay ku tahay Qoyska Kusoo Biira Boosaaso, ama reerka Cusub ee is Guursada ay Bixiyan Qarash Dhan 180 Dollar oo Lagu beeraayo geed,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top