BREAKING NEWS

Aqriso: Magacyada 13-kii dagaalyahan ee Shabaab ee fuliyey weerarkii Balidoogle.{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal 50 daqiiqo ah oo ku saabsanaa sagootin loo sameeyey dagaalyahanadii qaaday weerarkii ay dhawaan Kooxdaan ku qaaday Saldhigga Mareykanka ee Balidoogle.

Muuqaalka ayaa lagu soo bandhigay ilaa 13 dagaalyahan oo weerarkaas fuliyey iyo dardaaran cod ah oo uu u jeediyey hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmad Cumar Abuu Cubeyda.

Abuu Cubeyda ayaa dagaalyahanadaas kula dardaarmay inay weerarkooda si fiican u fuliyaan oo ay laayaan dhammaan Ciidamada Mareykanka ee ku sugan halkaas.

Inkastoo weerarkaas si weyn loo soo qorsheeyey, haddana Al-Shabaab uma suurtagelin inay gudaha u gasho saldhigga Balidoogle, waxaana iska caabiyey ciidamadii Dowladda ee ku sugnaa banaanka hore ee Saldhigga.Valueimpression Placeholder

Haddaba halkaan hoose ka akhriso magacyada kuwii fuliyey weerarkaas oo ay Al-Shabaab soo bandhigtay

1) Maxamed Cabdi Axmed
2) Ibraahim cabdullaahi jabriil
3) Axmed Siyaad Cali
4) Cabdiraxiim xasan Ibnu Xasan
5) Yuusuf Jamaal Shiikh Cabdullaahi
6) Cabdi Cabdullaahi Cabdi Nuur
7) Cali Nahris
8)Shariif Macalin Xasan
9) Isaaq Suubow Macalin Cali
10) Maxamed Cabdullaahi Shiikh
11) Iidow Cali Caddow
12) Xuseen Maxamed Axmed
13) Cabdiraxmaan Cabdullaahi Axmed

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Aqriso: Magacyada 13-kii dagaalyahan ee Shabaab ee fuliyey weerarkii Balidoogle.{Akhriso}”

    1. Fantastic website. Plenty of helpful info here. I am sending it to several pals ans additionally sharing in delicious. And naturally, thanks to your effort!

    2. vurtilopmer says:

      Rattling wonderful information can be found on web blog. “Many complain of their memory, few of their judgment.” by Benjamin Franklin.

    3. vurtil opmer says:

      Great post but I was wondering if you could write a litte more on this topic? I’d be very grateful if you could elaborate a little bit further. Thanks!

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top