BREAKING NEWS

DEG DEG:Baarlamaanka Puntland oo kulan deg deg ah yeelan doona & Gudoomiye Dhoobo oo awood loo sheegtay

Waxaa goordhawayd gacanta loo galiyay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Puntland mooshin xilka looga qaadayo Gudoomiyaha baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daareed waxaana saxiixay mooshinkaas 46 Xildhibaan sida uu u xaqiijiyay Widh Widh Online Abukaate Cabdicasiis oo ah Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka PUNTLAND.

Xildhibaanada oo illaa caawa kulamo uga socdeen magaalada GAROWE waxaa loo balamiyay maalinta beri oo khamiis ah inay fadhi isugu yimaadaan xarunta baarlamanka .

Go’aankan wuxuu si cad meesha uga saarayaa oo waxba kama jiraana ka dhigayaa, fasax saddex beri ah oo maanta la shaaciyay inay gali doonaan gollaha wakiilada PUNTLAND.

Dhanka kale Gudoomiye Dhooba Daareed Oo Ku Sugan Aqalkiisa ayaa qorsheenaya inuu IScasilo intan xilka laga qaadin.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    13 Replies to “DEG DEG:Baarlamaanka Puntland oo kulan deg deg ah yeelan doona & Gudoomiye Dhoobo oo awood loo sheegtay”

    1. Aw, this was a very nice post. Taking the time and actual effort to make a superb article… but what can I say… I procrastinate a lot and never manage to get nearly anything done.

    2. What a crap. How can you call it a blog. Change the style, so it will be a bit better

    3. i99bet says:

      Good day! I simply want to give you a big thumbs up for your excellent info you have got here on this post. I’ll be coming back to your blog for more soon.

    4. i99bet says:

      I needed to thank you for this fantastic read!! I certainly enjoyed every bit of it. I have you book marked to check out new stuff you post…

    5. semsi says:

      This page really has all the information and facts I needed concerning this subject and didn’t know who to ask.

    Comments are closed.

    scroll to top