BREAKING NEWS

Culumada Puntland oo ka hadlay Dagaalkii Garoowe, Rididii Dhooba-Daareed, Fariin u diray Siciid Deni.(Video)

Khudbad gaaban oo uu salaadii Duhur ka jeediyey magaalada Boosaaso mid kamid ah culumada ugu caansan deegaanada Soomaalida ayaa ka hadlay arrimaha ku wajahan maamulka Puntland, dagaalkii Garoowe, Mooshinkii Dhooba-Daareed, ficilada ka dhalanaya & la shaqeynta Xukuumadda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top