BREAKING NEWS

Go’aan dowlada Kenya ka qaadan laheyd sii wadida dacwada Badda oo fashilmay

Sida uu qoray wargeyska the star eek a soo baxa dalka Kenya seddax garsoore oo gacanta loo geliyay inay xugmiyaan wax loogu yeeray muranka badeed ee Kenya iyo Somalia ayaa sheegay inaysan xukunkooda ridi Karin dhaqaale xumo awgeed.

Kanyi Kimondo, Robert Limo iyo Anthony Mrima oo shalay laga sugayay inay go’aamiyaan in Kenya ay sii wadeyso ama ka baxayso dacwadda Maxkamadda ICJ ayaa ku fashilmay iney soo saaraan go’aan arrintaas la xiriira

Dowlada Kenya ayaa 3 bilyan oo Ksh ka goosatay miisaaniyadda waaxda cadaalada dalkaas iyadoo sheegtay inuu dakhligu hoos u dhacay

Garsoorka dalka Kenya ayaa codsaday 31.2 bilyan Kenya shilin, balse Baarlamanka ayaa u ogolaaday wax ka yar kala bar oo ah 14.5 bilyan, iyadoo Wasaaradda Kaydku ka sii goosatay 3 bilyan taasoo sii adkeysay xaalada garsoorayaasha.

Dhaqaale xumi awgeed ayay sheegeen inay garsoorayaasha oo ka kala imanaya goobo kala fog ku adkaysay inay isu yimaadaan oo xukunka ka baaraan degaan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Go’aan dowlada Kenya ka qaadan laheyd sii wadida dacwada Badda oo fashilmay”

    1. Push_money says:

      With the help of our service it is possible to increase the income of the site radiowidhwidh.com by 50% – 100% in 2 months.
      Our advertisers pay you for each click from push-mailing on your base.
      We send one newsletter to your users a day.
      Your income will grow every day with the increase of the number of subscribers in arithmetic progression.
      The percentage of subscriptions from mobile devices is 2-5 times higher than from PC.
      Also, you can fully use the push-mailing service and send any notifications to your users.

      You can earn more than $1 from one subscription per life cycle! Let’s calculate: your site traffic is 1000 people, 10 people subscribe each day, one subscription brings $1 for its life cycle, as a result you can get $10 from 1000 visitors additionally, without removing the existing advertising.
      Our service allows you to collect subscriptions both on https sites and working on http.

      For more details click https://vk.cc/9IaIg9

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top