BREAKING NEWS

DEG DEG:Suldaanka Beesha Warsangeli oo ku gacan saydhay dalabyo uga yimid madaxtooyada P/land

Kadib markii Khamiistii lasoo dhaafay ay xilka gudoonka Baarlamaanka Puntland ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed ayaa sii xoogaysanayey khilaafyo ay sababeen xilka qaadistii Dhoobo, waxaana madaxtooyada Puntland ay waday qorshe ku daminayso baajinta khilaafyadaasi.

Xukuumadda uu hogaamiyo madaxweyne Denni oo dadaal xoogan ku bixinaysa haatan sidii wada xaajood ula yeelan lahayd waxgaradka iyo aqoon yahanada gobolka Sanaag ayaa Suldaan Siciid Suldaan C/salaan oo ah isimka guud ee gobolka Sanaag u dirtay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Suldaan Siciid Suldaan C/salaan oo si weyn uga cadhooday xilka qaadistii gudoomiye Dhoobo ayaa la sheegay in uu qaadacay dalabyada uga yimid madaxweyne Denni si ay uga wada hadlaan dhamaynta khilaafyada jira iyo qaabka ugu haboon ee looga gudbi karo marxaladaha haatan ka taagan Puntland.

Suldaan oo ay dhowr jeer iskaga daba noqdeen xubno wasiiro ah oo xilal kala duwan ka haya xukuumadda madaxweyne Denni ayaa si cad u sheegay in uusan wada hadal la yeelan karin madaxweynaha isla markaasna aysan waxba ka dhaxayn maadaama uu hore u diiday talooyin badan oo uu u jeediyey Suldaan Siciid madaxweyne Denni kulankii ugu dambeeyey ee ay wada yeesheen ka hor inta aysan ciidamadiisu weerarin xarunta Baarlamaanka Puntland habeenimadii Khamiistu soo galaysay.

Suldaan Siciid Suldaan C/salaan oo maanta kulamo la leh isimada Puntland qaarkood ayaa weli ku qanci la’ dalabka kasoo yeedhay madaxweyne Denni ee ku salaysan in laga wada hadlo wixii ka dhacay gudaha magaalada Garowe.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    8 Replies to “DEG DEG:Suldaanka Beesha Warsangeli oo ku gacan saydhay dalabyo uga yimid madaxtooyada P/land”

    1. tinyurl.com says:

      I do not know whether it’s just me or if perhaps everyone else encountering
      issues with your site. It appears as though some of the written text in your content are running
      off the screen. Can somebody else please comment and let me know if this is
      happening to them too? This may be a issue with my browser because I’ve had this
      happen previously. Cheers

    2. ps4 games says:

      With havin so much content and articles do you ever run into any problems of plagorism or copyright
      infringement? My blog has a lot of completely unique content I’ve either written myself
      or outsourced but it appears a lot of it is popping it up all over the internet without my agreement.
      Do you know any techniques to help protect against content from
      being stolen? I’d genuinely appreciate it.

    3. ps4 games says:

      Good article. I will be experiencing many of these issues as well..

    4. Do you mind if I quote a couple of your articles as long as I
      provide credit and sources back to your blog? My blog is in the very same area of interest
      as yours and my visitors would genuinely benefit from a lot of the information you
      present here. Please let me know if this okay with you.
      Thank you!

    5. Wonderful blog you have here but I was curious about if you knew of any user discussion forums that
      cover the same topics talked about here? I’d really love to
      be a part of group where I can get feedback from other
      experienced individuals that share the same interest.
      If you have any suggestions, please let me know. Thanks a lot!

    6. Hello! I could have sworn I’ve been to this site before but after browsing through some of the post I realized it’s new to me.
      Anyways, I’m definitely delighted I found it and
      I’ll be book-marking and checking back often!

    7. You should be a part of a contest for one of the finest sites online. I most certainly will highly recommend this web site!

      http:///www.manulescu.com – manumanu

    8. May I simply say what a comfort to find someone who genuinely understands what they are talking about on the web. You certainly realize how to bring an issue to light and make it important. A lot more people have to look at this and understand this side of the story. I was surprised that you’re not more popular given that you definitely possess the gift.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top