BREAKING NEWS

Ciidanka Sanaag oo Ka Hadlay Xilka Qaadistii Dhoobo Daareed{Video}

Taliyaha Qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland ee fadhigoodu yahay gobolka Sanaag S/Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo si kooban ula hadlay warbaahinta ayaa gebi ahaanba meesha ka saaray in xilka qaadistii guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ay wax saameyn ah ku yeelatay ciidanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top