BREAKING NEWS

Mucaradka Nabad iyo nolol Oo baladwayne iska dhexwaregay. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray Hogaamiyayaashi Hurumar diidka shacabka somaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne kasoo dagay

tagitaanka magaalada Baladweyne maanta ka maray dhibaato badan, waxaana ugu dambeyn u suurto gashay in si nabdoon magaaladaasi ku gaaraan.

Xisbigan oo ku midoobay burburinta horumarka shacabaka somaliyeed ayaa utagay baydhabo inay isku soo sawiraan inay meeshatageen

cid kusoo dhawaysay gobalka Hiraan Majirto wax ay iska dhexwareegayaan magalada dhexdeda

xisbigan ku midoobay hagardaminta shacabka somaliyeed ayaa saak loo diiday inay kaduulan karoonka diyaradaha aadan cade kadib amar kasoo baxay madaxtooyada Dawlada Somaliya

Dawlada ayaa sheegatay inaan garoonka laga dagi karin madama aya roob badan uu ka da’ ay xalay kadib markii soo hadlay madaxwaynaha Hirshabele

Mucaaradkan oo isku adkaynaya inay go’ aankodi kusii socdaan yaa dawladu iska fasaxday markii danbe

waxa ay khatar kugali gaadhay diyaradii siday garoonka Baladawayne oo ay jiifeen biyo badan

taas oo sababtay inuu madaxwaynu Hirshable sheegay inuu la xisaabtamidono diyaaradaas

wixii kasoo kordha kala soco :Warbaahinta WidhwidhOnline

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top