BREAKING NEWS

Wasiir Beyle Oo Soo bandhigay Dalalka deynta ku leh Soomaaliya. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

 Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,C//raxmaan Ducaale Beyle ayaa  manta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan uu kaga warbixinaayey waxqabadkii kala duwanaa ee bishii la soo dhaafay u suurtagalay Wasaaradda iyo guulaha wax ku oolka ah ee ay ku tallaabsatay wasaaradda.

Kulankaan oo Aah mid bishiiba mar loo qabto bulshada ayaa waxa uu la xiriira sidii dadka loo siin lahaa faah-faahinta Maaliyadeed iyo waxa u qabsoomay wasaaradda mudada bisha ah ee tagtay

Waxaan soo bandhigay natiijadii ka soo baxday shirarkii aan la soo galay madaxda hey’ada ha kala ah, IMF, World Bang iyo Bangiga Horumarinta Afrika,ayuu yiri Wasiirku.

Mudane Beyle ayaa xusay in bulshada lala wadaagayo hiigsiga ku aadan hanaanka deyn-Cafinta oo uu tilmaamay in rajo wanaagsan laga  leenahay sanada soo socota ee 2020.Valueimpression Placeholder

Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya dalka Deynta ugu badan uu ku leeyahay Mareykanka taas oo gaareysa 1 Bilyan oo Dollar,halka Rushka uu ku leeyahay 700 oo Milyan iyo Talyaaniga oo Soomaaliya ku leh 600 Milyan iyo dalal kale.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in wadamada lacagta ku leh Soomaaliya  ay la shireen ayna go”an kugaareen in Soomaaliya deynta laga cafiyo.

Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Madaxwayne kuxigeenka Bangiga Aduunka ee Muqdisho yimid uu sheegay in Soomaaliya ay u haayaan lacag dhan 700 oo milyan oo ay heleyso Saddexda sano ee soo socota.

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Beyleayaa shaabka kula dardaarmayin la isqabsado gacmaha oo si wadajir ah loogu shaqeeyo dalka.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Wasiir Beyle Oo Soo bandhigay Dalalka deynta ku leh Soomaaliya. {Akhriso}”

    1. BernardNab says:

      tarot card reading
      tarot reading
      tarot card meanings
      tarot card meanings list
      love tarot reading
      tarot card meanings pdf
      tarot cards reading
      one card tarot reading
      how to do a tarot reading
      tarot card reading near me
      https://ericsundwall.com/tarot-card-reading-and-meanings/
      tarot card reading free
      tarot card reading meaning
      tarot card readings online
      tarot card reading love
      tarot card reading austin
      tarot card reading youtube
      tarot card reading nyc
      tarot card reading layout
      tarot card reading how to
      tarot card reading lotus
      tarot card reading accuracy
      tarot card reading aries
      tarot card reading accurate
      tarot card reading austin texas
      tarot card reading about love
      tarot card reading astrology
      tarot card reading aquarius
      tarot card reading a sin
      a psychic card reading
      a free tarot card reading
      pick a tarot card reading
      is a tarot card reading accurate
      do a tarot card reading
      how a tarot card reading works
      how does a tarot card reading work
      the aeon tarot card reading
      what does a tarot card reading tell you
      the moon tarot card reading
      tarot card reading boston

    Comments are closed.

    scroll to top