Warbaahinta WidhwidhOnline
Waxay sheegeen in Puntland oo markii hore ay dadka deegaanku wada Dhisteen, Balse hada ay jidkaasi la leexatay, Dulmi badana loogu gaystay Bulshada kasoo jeeda Maakhir.
Nasiib darro waxay ku tilmaaneen Weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka, oo Halkaasi dad lagu dilay, Hadana Maydkii oo yaalla la qabtay Kalfadhi Xil ka qaadis ah.
DHinaca kale waxay sheegeen in Puntland Loo dhisay in Soomaali midayso, Balse ay hada Noqotay Isbaaro hortaagan Dawladnimada Soomaaliya.
Ugu dambayntii waxaa khudbado kala duwan kulan ka jeediyey Cuqaal iyo Waxgarad kala duwan.
HALKAN KA DAAWO
