BREAKING NEWS

Waxgaradka Beesha Warsangeli Oo Shir Xasasi ah ku Qabtay Minnesota,si adag uga hadlay Puntland.{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Waxay sheegeen in Puntland oo markii hore ay dadka deegaanku wada Dhisteen, Balse hada ay jidkaasi la leexatay,  Dulmi badana loogu gaystay Bulshada kasoo jeeda Maakhir.

Nasiib darro waxay ku tilmaaneen  Weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka, oo Halkaasi dad lagu dilay, Hadana Maydkii oo yaalla la qabtay Kalfadhi Xil ka qaadis ah.

DHinaca kale waxay sheegeen in Puntland Loo dhisay in Soomaali midayso, Balse ay hada Noqotay Isbaaro hortaagan Dawladnimada Soomaaliya.

Ugu dambayntii waxaa khudbado kala duwan kulan ka jeediyey Cuqaal iyo Waxgarad kala duwan.

HALKAN KA DAAWO

This image has an empty alt attribute; its file name is muuqalka-2.jpg

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top