BREAKING NEWS

Danjire Camey Oo si cajiib ah Looga Gudoomay Waraaqaha Safiirnimo/\.{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline:

Safiirka Dalka Soomaaliya u Fadhiya dalka Itoobiya iyo AU  Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Camey  ayaa waxaa Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoontay Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle work Zewde, oo ku Qaabishay Qasriga madaxgooyada dalkaas.

Madaxweynaha Itoobiya  ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga gudoontay safiirka oo dhawaan loo magacaabayin uu noqdo danjiraha dalkeena u jooga Ethopia.

Ka hor kulanka safiirka iyo madaxweynaha ayaa danjiraha waxaa si diiran madaxtooyada ugu soo dhaweeyay Diplumasiyiinta safaaradda iyo diploomaasiyiinta wasaarada Arimaha dibada Erhiopia iyo shaqaalaha Qasriga madaxtooyada.

Danjire Camey iyo madaxweynaha Ethopia ayaa kawada hadlay arimo ku saabsan xoojinta xidhiidhka dhexeeya labada dalka iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiyada dhinacyada badan ee ka dhexeeya labada dal.

Warbaahinta WidhwidhOnline ;

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    12 Replies to “Danjire Camey Oo si cajiib ah Looga Gudoomay Waraaqaha Safiirnimo/\.{Akhriso}”

    1. Thanks for a marvelous posting! I definitely enjoyed
      reading it, you’re a great author.I will remember
      to bookmark your blog and will eventually come back at some point.
      I want to encourage you to continue your great job,
      have a nice morning!

    2. ps4 games says:

      Howdy! Quick question that’s totally off topic. Do you know how to make your site mobile friendly?

      My site looks weird when browsing from my iphone4. I’m trying to find a template or plugin that might be able to correct this issue.

      If you have any recommendations, please share. Appreciate it!

    3. ps4 games says:

      Very energetic post, I loved that bit. Will there be a part 2?

    4. ps4 games says:

      Post writing is also a excitement, if you know after that you can write otherwise it is complex to write.

    Comments are closed.

    scroll to top