BREAKING NEWS

Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii MD Farmaajo iyo Asxaabta Mucaaridka{Video}

Madaxda Madasha xisbiyada Qaran ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen Waxay si buuxda ugu faahfaahiyeen Natiijada wadahadalkii Maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooyada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen in kulan saacado badan qaatay ka dib kulankaas laga soo saaray shan qodob oo kala ah:-

1-Madaxweyne Farmaajo waxa uu ka garaabay, raali gelinna ka bixiyey is-hortaagyadii madaxdii hore ee dalka lagu sameeyey.

2- In doorashooyinka hay’adaha dastuuriga ah oo dhan ay xiligooda ku dhacaan

3- In la ilaaliyo dastuurka, xuquuqda dastuuriga ah ee muwaadinka Soomaaliyeed

4- In hay’adaha amniga aan loo adeegsan siyaasadda, islamarkaana siyaasiyiinta aysan siyaasadeysan amniga dalka

5-La dagaalanka Al-shabaab in meel looga soo wada jeesto.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    113 Replies to “Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii MD Farmaajo iyo Asxaabta Mucaaridka{Video}”

    1. Very efficiently written post. It will be valuable to anybody who utilizes it, including me. Keep doing what you are doing – looking forward to more posts.

    Comments are closed.

    scroll to top