BREAKING NEWS

Shaxda Rasmiga ah Ee kulanka Arsenel vs souththampton,’ [Akhriso}

Kooxda tababare Unai Emery uu hoggaanka u yahay ee Arsenal ayaa qaabilaysa dhigeeda Southampto oo haatan booska 19-aad kaga jirta miiska kala sarreynta horyaalka iyaga oo doonaya inay dib u dhacyo badan kaga soo kabtaan.Advertisements

Gunners ayaa kulankan baahi weyn u qaba inay dhammaan saddexda dhibcood qaataan gaadhaana guushoodii ugu horreysay ee afar kulan oo guuldarrooyin iyo bar-bardhacyo kaddib ah.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

SouthamptonMcCarthy, Cedric, Bertrand, Bednarek, Stephens, Armstrong, Ward-Prowse, Hojberg, Redmond, Ings, Obafemi

Keydka: Gunn, Yoshida, Long, Djenepo, Romeu, Boufal, Valery

ArsenalLeno, Chambers, David Luiz, Sokratis, Bellerin, Torreira, Guendouzi, Tierney, Ozil, Lacazette, Aubameyang

Keydka: Emiliano Martinez, Maitland-Niles, Pepe, Mustafi, Nelson, Willock, Gabriel Martinez.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top