BREAKING NEWS

Somaliland Oo Burbur Ku Dhow{Video}

Golaha Guurtidda ee Somaliland ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey baarlamaanka maamulkaasi, kadib kulan ay saaka ku yeesheen gudaha magaalada Hargeysa ee waqooyi galbeed Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Illaa 70 Mudane oo ka mid ah xubnaha Golaha Guurtida ayaa u codeeyey in muddo labo Sano ah loogu daro Golaha Wakiilada, taas oo noqoneysa muddo kordhintoodii lixaad.

Dhanka kale Xisbiyada Ucid iyo wadani ayaa Ka horyimid Arinkaasi waxaana ay ku baaqen wadatashi laga yeesho maamulka Muuse Biixi,

Xaalada Maamulka somaliland ayaa hada qarka usaaran xiisada syasadeed oo dagaal sababta.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top