BREAKING NEWS

Guddi Loosaaray Xildhibaanadii Daleys Xsan Aadan Oo Ha;yadaha nabadoonku Kahor’istageen inay garoonka Muqdisho kaduusho.

Gudoomiye Maxamed Mursal Skhiikh ayaa guddi baadhis usameeyay hor’istaagaay kusameeyaen Ha’yadaha sirdoonka Dalka dhaawaan lagu sameeyay xildhibaanada Delays xasan aadan

Warqad qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo loo diray Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha ayaa looga codsaday in baaritaan ku sameeyaan arintan ayna Baarlamaanka ku horkeenaan mudo labo isbuuc gudahood.

Guddigan ayaa radin doona xaqiiada warka ku aadan im xildhibandu ay hayadaha nadoonka dalku ka hor istaageen safarka kutagaysay Gobelka gedo ee dagmada luuq

Xildhibaan Daleys Xasan Aadan oo isbuucii hore ka hadashay fadhiga Baarlamaanka ayaa dacwad ka dhan ah Hay’ada nabad sugida u gudbisay gudoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada golaha shacabka.

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa si kulul u cambaareeyay talaabada la sheegay in Hay’ada nabad sugida Soomaaliya ku hor istaagtay in Xildhibaanad Qaran u diido in ay ka dhoofto garoonka Aadan Cadde sabab la’aan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top