BREAKING NEWS

Shaxad kulanka rasmiga ah ee chelse Vs west Ham United -kanate iyo Willian Oo kaydka kujira. {Video}

Kooxda tababare Frank Lampard uu hormoodka u yahay ee Chelsea ayaa qaabilaysa dhigeeda West Ham United oo ay London kawada dhisan yihiin, Kulankan ayaa ah mid ay Blues doonayaan kasoo laabashada guuldarradii Etihad Stadium kaga soo gaadhay Man City toddobaadkii hore.

Blues ayaa kulankan waayaya weeraryahankii dookha koowaad ee kooxdooda ee Tammy Abraham kaas oo ku dhaawacmay kulankii ay Valencia bar-bardhaca lasoo galeen ee UEFA Champions League.Advertisements

Tababare Lampard ayaa booska weeraryahanka kusoo bilaabay Giroud oo buuxinaya halkii Abraham, James iyo Emerson ayaa kasoo hormaray Azpilicueta halka Kante iyo Willian ay fadhiyaan iyadoo ay kusoo bilawdeen Mount iyo Pedro.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

 West Ham United: Martin, Fredericks, Balbuena, Ogbonna, Cresswell, Noble, Rice, Fornals, Snodgrass, Anderson, Antonio.

Keydka: Roberto, Zabaleta, Masuaku, Ajeti, Sanchez, Yarmolenko, Haller. Chelsea: Kepa, James, Zouma, Tomori, Emerson, Jorginho, Kovacic, Mount, Pedro, Pulisic, Giroud.

Keydka: Caballero, Christensen, Azpilicueta, Kante, Willian, Hudson-Odoi, Batshuayi.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top