BREAKING NEWS

Maraykanka Oo War kasoo Saaray Duqaynta Jubbada dhexe. [Akhriso}

Taliska ciidmada qaarada Africa ayaa duqayn cirrkaa kagaystay Nawaaxiga Dagmada Jilib Gobalka Jubbada Dhexe

warsxafadeed kasoo baxay ayaa lagu sheegay AFRICOM ayaa lasheegay inay ciidamdu gashanayeen Tuutaha Militariga somaaliya maalinkii shalay ayay duqayn cirkaa ka gaysteen Dagmada jilib yagoo beegsanya Kooxo Alshabaab ah

AFricom ayaan shaacin qasaaraha kadhashay duqayntaas laakin ay baadhitaanki ku gudajiraaan

maraykanka ayaa sheegay inay sii wadi doonaan duqaymaha ay ugaysanayaa Xarakada Alshabaab ilaa inta ay kuwareejinaya Masuuliyada Amniga Ciidmada qaranka Somaaliya

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top