BREAKING NEWS

Somaliland Oo Taleex Ciidan Ka Soo Goostay PL Ku Soo Bandhigtay{Video}

Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Axmed Karaash ayaa tan iyo intii la doortay waxaa hadheyey Fadeexad weyn Iyadoo mudo hada ku dhow sanad uusan tagin Deegaanka uu ka soo jeedo sida taleex Xudun,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Karaash ayaa sidoo kale Kaabis xoogan ka noqday in uu wax ka badel ku sameeyo deegaanada ay ku sugan yihiin maleehiyaadka taabacsan maamulka Hargaysa,

Axmed karaash isbadel uu ka sameeyo deegaanada uu udhashay iska daayo waxaa dhacday in maanta wasiirka warfaainta somaliland saleebaan cali koore la wareego ciidamadii tukaraq iyo Godqaboobe u joogay Putland gaar ahaan Axmed karaahsh ay isku dhiiban Somaliland,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top