BREAKING NEWS

Somaliland Ka Hadashay Dagaal Xalay Caare Ku Qaaday{Video}

Maamulka somaliland ayaa ka hadlay markii ugu horaysay dagaal xoogan oo xalay saq dhexe ay Jahbada Kornayl Caare Ee Dulmi-diid Ku qaaday saldhiga Ceerigaabo ee maamulka Somalialnd,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top