BREAKING NEWS

Wassaarada Wax barashada Somaliya aya sheegtay inaysan arday badan uhayne shahaadooyin . {Akhriso}

Arday badan oo kamida ardayda somaliyeed ee sanadkan ka qalijabiyay Dugsiyad sare ee dalka ayaa lagu wargaliyay inaysan heli kari  waxa shahaadoyne bilahan sbaba jirta awgeed

Shirkada daabacada ayaa xageeda wax ka xaniman yihiin oo aya sheegeen dawladu in ay qadanayso mudo dhawr bilood ah

Ardaydaan oo laga soo saaray Jaamacadihii ay dhiganayeen ayaa iyagoo cabasho ah u tagay wasaaradda waxaana lagu wargeliyay in shirkadii daabacadda ay xageeda cilad ay ka jirto sidaas darteedna ay dib u dhacday ilaa dhowr bilna ay qaadan karto.

“waxaa noola sheegay in aan hadda iyo waqti dhow aan heli karin shahaadada sababtana ma ogin” ayuu yiri arday ka tirsan koox dhalinyaro ah oo shalay wasaaradda u doontay shahaado.

Saraakiil ka tirsan Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in ay jirto arintaan islamarkaana ay dib uga dhacday in badan oo kamid ah ardayda Soomaaliyeed balse ay xalin  doonaan sida ugu dhaqsiyada badan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top