BREAKING NEWS

Rajada Uguwayn ay Qabaan Shacabka Somaliyeed inay dhacdo Doorasho Qof&Cod ah’2O21. {Akhriso}

40 Sano kadib ayey Dadka Somaliyeed umuuqtay inay rajo wayn kaqabaan inay dhacdo codaayn xalal ah oo qof iyo cod ah shacabaka somaliyeed

Dhacadooyinkii isbuucan dhacay ee aan horay loo arag ayaa dhaliyay  fursada aan horay udhicin Kuwas oo muujinaya Guusha doorasho Qof iyo Cod aha ee kadhacda somaliya 2021 fursadaha doorasho ee qof &cod waxaa kamida            

1. Kulankii Wadajirka ahaa ee labada Aqal ee Barlamaanka iyo Balan-qaadkoodii in ay deg deg ku Ansixinayaan Sharciga Doorashada iyo Qabyatirka Dastuurka!

2. Sharcigii Doorashada oo kasoo dhamaaday Golaha Wasiirada iyo Guddi-hoosaadkii Barlamaanka, una baahan kaliya Ansixin iyo Fulin!.

3. Guddiyaadii Qabya-tirka Dastuurka oo soo gudbiyey Jadwakii dhameystirka Hawshooda, Wacadna ku maray in ay Barlamaanka ka Ansixin-doonaan Kalfadhigaan!

4. Guddiga Doorashada Qaranka oo Qorshihiisa Doorasho kusoo bandhigay kulankii Golaha Ammaanka ee New York, kana balan qaaday Kulanka hortiisa in ay qabanayaan Doorasho Qof & Codkiis ah Sanadka 2021.

5. Xukuumada Somaaliya oo Balanqaaday in ay bixinayso Qoondada uga soo aaday Kharajka Doorashada oo dhan $ 7 M iyo Dawladaha Saaxiibada Somaaliya oo balan-qaaday in ay bixinayaan inta ka dhiman.

6. Madaxweyne Farmaajo oo bilaabay la tashiga Saamileyda Siyaasadda Somaaliya iyo Xisbiyada ku meel-gaarka ah’ sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen xaqiijinta Doorasho Qof & Codkiis ah.

7. Beesha Caalamka iyo Daneeyaasha Arrimaha Somaaliya oo Caddeeyey in ay Arrimaha Doorashada uga danbeyn-doonaan Dawladda Somaaliya.

Fursadahaas kadib waxaa Cabsi Muujiyey !!

. Xisbiyada Siyaasadda ee aan weli Xamar ka bixin Qaarkood iyaga oo aan Caddeyn Sababta Cabsidooda markii laga reebo in ay u barteen Doorasho Dadban.

A:Xisbiyadda Siayasadda ee xamar kusugan Qaraakood yaga oo aan caddayn sababta cabsidooda marka laga reebo inay barteen doorasho musuq ah

B. Siyaasiyiin iyo Xildhibaano Kuraas ku helay Doorasho Dadban oo ka Baqaya in ay ku waayaan Doorasho Toosan.

C. Beelo iyo Gobalada Qaar ku Caana-maalay 4.5 oo ku helay Sed-bursi Siyaasadeed, kana Baqaya in ay waayaan Kuraas ay haysteen 20 Sano.

Hadaba dadka Somaaliyeed, gaar ahaan Dhalinyarada oo haysta Fursadahaas ay ku dhici karto Doorasho Qof & Co

A. Xisbiyada Siyaasadda ee aan weli Xamar ka bixin Qaarkood iyaga oo aan Caddeyn Sababta Cabsidooda markii laga reebo in ay u barteen Doorasho Dadban.

B. Siyaasiyiin iyo Xildhibaano Kuraas ku helay Doorasho Dadban oo ka Baqaya in ay ku waayaan Doorasho Toosan.

C. Beelo iyo Gobalada Qaar ku Caana-maalay 4.5 oo ku helay Sed-bursi Siyaasadeed, kana Baqaya in ay waayaan Kuraas ay haysteen 20 Sano.

Hadaba dadka Somaaliyeed, gaar ahaan Dhalinyarada oo haysta Fursadahaas ay ku dhici karto Doorasho Qof & Codkiis ah; ma Aqbali-doonaa in mar kale uu ku laabto Doorasho Dadban iyo 4.5?.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top