BREAKING NEWS

Caare Ka Hadlay War kasoo Yeedhay Beesha warsnagali{Video}

Taliyaha Jabhadda Dulmi-diid ayaa si kulul uga hadlay dagaalka Beeshisa iyo Beesha warsangali ku dhexmaraya deegaano kamid ah Gobolka Sanaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caare ayaa sheegay in dagaalkaasi Aysan wax saamayn ah ku lahayn Jabhadda u hogaamiyo isagoona intaasi ku daray in Koox ka mar qaadata Muuse Biixi ay ka danbayso colaadan sibuu yidhi la iskaga hor keeno Jabhadda iyo beelaha gobolka sanaag,

Hadalkan caare ayaa imaanaya xili dhawaan Beesha Warsangali ku eedaysay Jabhada caare in ay lug ku leedahay Colaada Labada Beelood,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top