BREAKING NEWS

Ciidamada Maamulka SSC oo Gudaha U Soo Galay Magaalada Lascanod Iyo Maleeshiyaadka SNM oo Hurdo Loo Diiday

Xaalada guud ee magaalada lascanod ayaa maalinimada dagan, halka habaynkii lagu kala yaaco kantrolada magaalada laga soo galo, kadib markii maleeshiyaad SSC ay ugu magaalada lascanod ka wadaan dhaq-dhaqaaq xoogan oo aan horay loogu arkin.

Dhinaca kale meeshiyaad tiro badan oo ka tirsan maamulka Muuse Biixi ayaa mudo dheer ku jiray jawi nabad ah oo aan wax dagaal ah aysan jirin, waxaase hada muuqtaa in jabhada SSC ay bilaawday inay dhaqdhaqaaq xoogan ka dhex samayso gudaha magaalada lascanod.

Isku soo wada duubow waxaa muuqta in Jabadaha SNM uu ku dhacay jaahwareer xoogan oo aan la aqoon meelay igu timid.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top