BREAKING NEWS

Lacagta ay DF u qoondeysay wada-hadalka Somaliland oo la shaaciyey {Video}

Mudaneyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Axadii maanta 29-ka December, 2019, akhrinta labaad marsiiyey Miisaaniyadda dowladda ee 2020-ka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top