BREAKING NEWS

Xiisad tagaan Gobolka Cayn{Video}

Jabhada SSC ayaa Cabsi galisay maleeshiyada maamulka Somaliland ka mushahaar qaata ee ku sugan Tuulada Caroweyn ee Gobolka Cayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maleeshiyaadka Tuuladaas ku sugan ayaa qeylo dhaan xoogan ka diray Dhaqdhaqaaqa Jabhada SSC ee Deegaankaasi kawado,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top