BREAKING NEWS

Badhasaabkii Badhan Oo Ka Cararay Degmada iyo Wararkii Ugu Danbeeyay

Gudoomiyihii Degmada Badhan ee Gobolka sanaag oo dhawaan lagu eedeyay in u kufsi u geestay Mid kamid ah Haweenka Deegaankaasi ayaa xaalad Amni aawadeed uga baxay Degmada Badhan,

Gudoomiye Cali Xuseen Soomaali ayaa Xaalad amaan iyo Rabashado uga baxay Magaalada Badhan oo ahayd Halkuu ka haa gudoomiyaha kana shaqeynaayay

Cali Xuseen Soomaali ayaa Gaadhay Degmada Ceelbuh oo uu ka Soo jeedo Gudoomiyuhu

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top