BREAKING NEWS

Xiddiga Ugu Da’da Weyn Kubada Cagta Oo Qandaraas Hal Sanno Ah Saxiixay.{Akhriso]

Miura ayaa loo arkaa inuu yahay xiddiga ugu da’da weyn kubada cagta ee gool ka dhaliya tartan rasmi ah.

Waxa uu ciyaarayaa toban tirsigii shanaad ee waayihiisa kubada cagta kaliya maalmo ka hor markii Zlatan Ibrahimovic lagu amaanay inuu galay toban tirsigii afaraad ee waayihiisa ciyaareed.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top