BREAKING NEWS

Cirro iyo Faysal Oo Sheegay Inuu Fashilmay Wadahadalkii Muuse Biixi{Video}

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Wadani Faysal Cali waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta shaaciyay in uu fashilmay Wadahadalkii ay Lalahaayen Muuse Biixi Ee Arrimaha doorashada,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top