BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Guranaya Dahabka iyo Macdanta Gobolka Sool{Video}

Waxaa tuulada Ganbadha ee Gobolka sool dhul aad u weyn looga seereeyay Maamul Beleedka isaaq,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhulkan ayay sheegen Horjogayaasha Maamulka SNM in Laga dhigaayo wax ay ugu yeedhen Dekeda Qalalan oo ay ku sheegen in Maceeshada Ka soo dagta Dekeda Beebera Iyadaan La Cashuurin la keeni doono Halkan kadib halkaasi lagu cashuuri doono,

Hadaba Widh Widh Online oo dabagashay Dhulkan Baaxada weyn ee loo seereeyay Maamulka SNM ayaanu ogaanay in Ay tahay Dhuxul Danbas Huwacan oo lamacna ah in Alaabtan ay hoos socoto macdan iyo Dahab Baadhis si aysan dadka deegaanku u Fahmin.

Farsamadan lagu guranaayo Macdanta iyo Dahabka Sool maaha mid xataa la ogaysiiyay shaqaalaha ama horgalada Gobolka u jooga maamulka SNM.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top