BREAKING NEWS

Musharixiinta Galmudug Ee Dawlada Mucaaridka ku’ah Oo Bilaabay isxulafaysi iyo eedaymo Gacan kusamaysa soo jeediyen. {Daawo Video}

Waxaa magaalada Dhuusamareeb Maanta Shir Jaraa’id ku Qabtay  Saddex Musharax oo ku taagan Xilka Madaxwaynaha Galmudug, Kuwaasi oo samaystay Isbahaysi, Waxayna   DF-Soomaaliya ku eedeeyeen inay Faragelin ku hayso Arimaha Galmudug.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top