BREAKING NEWS

War Dg Deg Ah Puntland oo ku dhawaaqday dagaal{Video}

Shirka gollaha xukuumadda Puntland oo uu shir gudoominayey madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga, La dagaalanka Ayaxa, Daah furka ururka xirfadlayaasha caafimaadka, Xuska halgankii Daraawiishta, Soo bandhigida Istaraatiijiyadda wacyi gelinta iyo arimo kale oo badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top