BREAKING NEWS

Manchester United” – Sporting Lisbon Oo Si Cad Uga Deyrisay Red Devils

Kooxda Sporting Lisbon ayaa kalsooni ku qabta in Bruno Fernandes uu kooxda sii joogi doono muddo sannado ah inkastoo lagu waramayo in xiddiga khadka dhexe uu si weyn u doonayo inuu u wareego Manchester United.

Inkastoo uu xiddiga reer Portugal tababar la qaatay kooxda maanta iyagoo isku diyaarinaya kulanka habeen danbe ee semi-finalka League Cup ee ay la ciyaarayaan kooxda Braga, hadana tababare ku xigeenka Emanuel Ferro ayaa sheegay “inay dareensan yihiin in Bruno uusan baxeynin.”

Frank ayaa la weydiiyay hadii ay jiraan wax xiiso ah oo ay u qabaan iney keenaan Cavani, wuxuuna ku jawaabay: “Waa xiddig weyn, waan ka hor imid, waxaan mar walba jeclaa awoodiisa maskaxeed iyo dabcigiisa, sida iska cad rikoorkiisa gooldhalinta ayaa naftiisa qeexeysa”

“kama warqabo xaaladaas, waan arki doonaa, waa xiddig khibrad leh, balse sidoo kale waxaa jira kuwa kale oo badan”

Si kastaba Frank Lampard wuxuu shirkiisa ku sheegay ineysan ilowsaneyn in da’yartiisa ay u baahan yahiin xiddigo khibrad leh oo ka dhinac ciyaara.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top