BREAKING NEWS

Xaaf Oo Saameeyey Magacaabis Cusub+Akhriso

Madaxweynaha uu waqtigiisa dhammaaday ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sameeyey magacaabis cusub, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Warqadda ka soo baxday Xaaf ayaa waxaa taliyaha gobolka Mudug loogu magacaabay Duraan Cabdi Xaashi, halka ku xigeenkiisana loo magacaabay Mahad Axmed Warsame.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top