BREAKING NEWS

War Deg Deg Ah Xasan Daahir Aweys Oo Ka Hadlay Xaaladda Galmudug{Dhagayso}

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo haatan xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho ayaa muuqaal uu iska soo duubay uga hadlay xaaladda maamulka Galmudug, gaar ahaan maamullada is barbar yaacaya ee laga dhisay degmooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo

HALKAN KA DHAGAYSO

Ugu horreyn wuxuu tilmaamay inay qaldan tahay, sida ay dowladda federaalka u wajahday xalinta khilaafka maamulkaasi oo maalmihii la soo dhaafay ka sii daray.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in reer Galmudug ay yihiin dad firfircoon, islamarkaana aysan qaadaneytn juujuub, sida uu hadalka u dhigay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top