BREAKING NEWS

Xiisad Xoogan Oo Ka Taagan Duleedka Kismaayo(DHAGAYSO)

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal ay ka taagan tahay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi.

HALKAN KA DHAGAYSO

Xiisada lagu soo warramayaa inay u dhexeyso laba maleeshiyo beeleed oo shalay ku dagaalamay halkaasi, kuwaas oo iska dilay illaa 9 qof.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Jubbaland oo ku baxday xiisadaasi ay xabsiga dhigtay illaa 12 qof oo lagu eedeeyey hurinta colaadaasi.

Dhinaca kale siyaasiga Maxamed Salaad oo ka soo jeeda deegaanada Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta ayaa baaq u diray dhinacyada diriraya

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top