BREAKING NEWS

Dowlada Soomaaliya oo Eedeymo culus u jeedisay Dowlada Kenya{Daawo}

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeesay dowlada Kenya in faragalin siyaasadeed iyo mid amni ay ku heyso Soomaaliya, waxa ayna dowlada Federaalka sheegtay in ay tilabaooyinka Kenya qaadeyso u wanaagsaneyn xiriirka labada dal.

War Saxaafaeeedka kasoo baxay dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xeerarka caalamiga ah kasoo horjeedaan in dowlada Kenya ciidankeeda qeybta ka ah AMISOM aysan u adeegsan qal qal galinta amniga iyo faragalin siyaasadeed.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top