BREAKING NEWS

”Somaliland Shirkada Hass Ayaa dhaqaalaha siisa Jabhada SSC”{Video}

Wasiirka Hawlaha Guud ee Maamul beeleedka Somaliland cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa Si ay ka muuqato baqdin iyo walwal uga hadlay Mar kale Jabhada SSC ee Fadhigeedu yahay Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top