BREAKING NEWS

GAAS oo sanad kadib dib ugu laabtay Puntland{Video}

 Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta sanad kadib dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, halkaasi oo sii diiran loogu soo dhoweeyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top