BREAKING NEWS

Maxaa ka Socda Duleedka laascaanood

Deegaanka Hadhwanaag oo horay loo Odhan Jiray Garac Lagu dhalay ee Gobolka sool ayaa Hada ku sugan nahay.,

Waxaana Halkani shir saddeex Geeseed ah ku leh Labada Gole ee Xukuumada Puntland ee Kala ah Golaha Wasiirada iyo golaha Wakiilada inta ka soo Jeeda Deegaanada SSC, Waxaana Hogaaminaya madaxwayne Ku xigeenka Puntland ahmed Karaash.

Dhinaca Kale Waxaa Goob joog aha isimada dhaqanka iyo siyaasiyiin oo Halkan ku Shiraya”

Warbaahinta ayaana dibada ka Joogta shirka Deegaanka Ka socda.

Waxaa horay Halkan uga dhacay shir Kale oo Maalmo ka hor ay isagu yimaadeen dhinacyadan halka ku shiray.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top