BREAKING NEWS

Somaliland: ”Qaadka Awood Uma Lihin In Aannu Joojino” {Video]

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horaysay Shaaciyay in aan la joojin karin qaadka Soo gala deegaanka maamulkaasi ee ka yimaada dalka Itoobiya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka warfaafinta maamulka somaliland saleebaan cali koore ayaa shaaciyay in aysan awood u lahayn maamulkoodu joojinta qaadka,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top