BREAKING NEWS

Dagaal Ka Qarxay Gobolka Sanaag{Video}

Waxaa Gobolka Sanaag ka socda dagaal culus oo u dhexeeya Beelaha Isaaq Waxaana uu Dagaalkaasi ka socda Deegaanka Fadhigaab,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Beelaha Biciide ee Habar Jeclo iyo Sacad Yoonis ee Habar yoonis ayaa mar kale ku dagaalamaya magaalada Fadhigaab ee u dhaxaysa magaalooyinka Garadag iyo Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top