BREAKING NEWS

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay golihiisa wasiirada ( xubno caan ah ayaa ka mid ah){Video

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo saaray liiska golihiisa cusub ee wasiirrda oo ka kooban 23 xubnood, oo ay ku jiraan siyaasiyiin caan ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Liiskan waxaa ka soo muuqday Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana loo magacaabay wasiirka amniga Galmudug.

]

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top