BREAKING NEWS

Dulmi Xoogan Oo Hargaysa ka Taagan{Video}

Fanaan Super Salaax oo Mudooyinkii Ugu Dambeeyey Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa Ayaa Sheegay inuu Ilaa Hada U Xidhay Socdaalkiisi Muqdisho,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Fanaanka Ayaana Sheegay In aanu Somali Ahayn oo u Yahay Nin Yamani Ah Sidoo Kalena Yahay Nin Xanuusan oo aan Qaadi Karin Jeel

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top